Qaramada Midoobay oo shaacisay tirada dad laga soo barakiciyey Laascaanood

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay tirada dadka ka soo jeeda koonfurta Somalia ee laga soo masaafuriyey magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Saraakiil ka tirsan xafiiska QM ee Somalia ayaa sheegay in dad gaaraya  7,250 qof laga soo barakiciyey illaa hadda magaalada Laascaanood iyagoo xusay in dadkaas qaarkood ay dhibaatooyin qabsadeen intii aaney gaarin degaanada loo masaafuriyey … Continue reading Qaramada Midoobay oo shaacisay tirada dad laga soo barakiciyey Laascaanood